Job Description
Kaafiye Staffing Agency wuxuu raadinayaa shaqaale daacad ah oo ka shaqeeya meherad ganacsi oo ku taal magaalada Hargeisa.
**Shuruudaha:**
– Waa inuu leeyahay asluub wanaagsan iyo daacadnimo.
– Khibrad shaqo oo meheradaha ah.
– Damaanad buuxda oo dhanka reerka ama dowlada ah.
La xidhiidh Xafiiska Kaafiye si aad u codsato shaqadan.