Mustafe Yusuf Elmi

Macalinka Luuqadaha & Sayniska (Private Language & Science Tutor)
$20 / month

About Candidate

Waxaan ahay macalin jaamacadeed oo dhiga luuqadaha Ingiriisiga, Carabiga, iyo culuumta Sayniska/Xisaabta. Waxaan diyaar u ahay inaan caawiyo ardayda u baahan casharada gaarka ah (private lessons) guryaha ama online-ka. Waxaan leeyahay khibrad 6 sano ah.

Location

Be the first to review “Mustafe Yusuf Elmi”

Your Rating for this listing