Khader Abdirahman Osman
About Candidate
Waxaan ku takhasusay cilad-bixinta kombiyuutada (Hardware & Software), ku xidhida nidaamka internet-ga (Networking), iyo ilaalinta ammaanka xogta ee shirkadaha iyo xafiisyada. Waxaan leeyahay khibrad 4 sano ah oo shaqo oo firfircoon.