Faduma Ali Farah

Kaaliyaha Xafiiska & Xisaabiye (Office Assistant & Accountant)
$550 / month

About Candidate

Waxaan leeyahay shahaadada koowaad ee jaamacadda ee maamulka iyo xisaabaadka. Waxaan khibrad 5 sano ah u leeyahay maamulka xafiisyada, diyaarinta warbixinnada maaliyadeed, iyo maaraynta macaamiisha. Aqoon sare ayaan u leeyahay barnaamijyada kombiyuutarka sida Excel iyo QuickBooks.

Location

Be the first to review “Faduma Ali Farah”

Your Rating for this listing