Faduma Ali Farah
About Candidate
Waxaan leeyahay shahaadada koowaad ee jaamacadda ee maamulka iyo xisaabaadka. Waxaan khibrad 5 sano ah u leeyahay maamulka xafiisyada, diyaarinta warbixinnada maaliyadeed, iyo maaraynta macaamiisha. Aqoon sare ayaan u leeyahay barnaamijyada kombiyuutarka sida Excel iyo QuickBooks.