Shaqaale Meherad (Shop/Business Assistant)

Apply for this job

Job Description

Kaafiye Staffing Agency wuxuu raadinayaa shaqaale daacad ah oo ka shaqeeya meherad ganacsi oo ku taal magaalada Hargeisa.

**Shuruudaha:**
– Waa inuu leeyahay asluub wanaagsan iyo daacadnimo.
– Khibrad shaqo oo meheradaha ah.
– Damaanad buuxda oo dhanka reerka ama dowlada ah.

La xidhiidh Xafiiska Kaafiye si aad u codsato shaqadan.