Muna Ibrahim Jama
About Candidate
Waxaan ahay adeege guri iyo cunto-kariyo leh khibrad dheer oo 6 sano ah. Waxaan ku takhasusay karinta raashinka noocyadiisa kala duwan (Somali, Arab, iyo Western) iyo maaraynta nadaafada guryaha iyo huteelada si heer sare ah.