Ahmed Mohamed Abdi
About Candidate
Waxaan ahay darawal khibrad 8 sano ah u leh kaxaynta gaadiidka noocyadiisa kala duwan ee magaalada Hargeisa gudaheeda iyo gobolada dalka. Sidoo kale waxaan aqoon buuxda u leeyahay farsamaynta iyo dayactirka gaadiidka haddii ay cilladi ku timaado shaqada.

